Ganacsatada Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Hoos u Dhaca Qiimaha Qudaarta.

0
158

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hoos udhacan laga dareemayo suuqa qudaarta hanti wadaag ee magaalada jowhar ayaa yimid kadib fatahaadihii wabiga shabeelle oo kala xiray magaalooyinka iyo tuulooyinkii loo iibgeyn jiray qudaarta.

waxaana beeraleyda iyo ganacsataduba ay Walaac ka Muujinayan Hoos U dhacan oo Keenay qasaaro Maaliyadeed oo soo gaaray Xili uu Qarash Badan Beeraleydu ka Galay Tacabka Dalaga Qudaarta Halka Ganacsatduna ay ku Waayaan Qiimahii ay Markii Hore kaga Iibsadeen Beeraleyda.

Warkaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here