Jowhar(Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Todobaadkii Tagay ee Idaacadda Isnaay,waxaana inoo soo jeedineysa:-Xaliima Cali Ibraahim.
Barnaamijka Todobaadkii Tagay Ee Isnaay Radio #Khamiis 17-Sep-2020 #SooJeediye : Xaliima Cali Ibraahim
Posted by Isnaay Radio on Wednesday, September 16, 2020