Mashquul  laga Dareemayo Goobaha lagu Kariyo Cunooyinka Dabiiciga ee Jowhar.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Jowhar waxaa ku yaala goobo badan oo lagu kariyo Cunada looyaqaano wadaniga Taas oo laga Sameeyo Dalagyada ka soo go’a Beeraha  Gobolkani Shabeellaha Dhexe sida Galeyda iyo Masagada ama Haruurta.

Maqaaxida Maqsuud waxa ay ka mid tahay goobaha fara ku tiriska ah ee laga helo cunada wadaniga hal abuure jowhar ku nool ayaana fikiradaas layimid.

Isticmaalka Cunada laga Sameeyo Dalaga ka soo go,a beeraha ayaa umuuqda iney laqabsadeen dadka ku nool jowhar waxa ayna ku sheegeen in uu ka Waxtar fiican yahay  midka dibadda laga keeno.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here