Maamulka Tuulada Madiina cad ee Bariga Jowhar oo Gurmad Dalbaday.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Madiina Cad oo Dhinaca Bari ka Xigta Magaalada Jowhar Waxaa ka Jiro Xaalad adag oo Dhinaca nolosha ah kadib Markii Saameyn ay ku yeelatay Fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka Sameeyay Tuulada Buulo Axmed Cigoow Taasi oo  Sababtay in Dadkii deganaa ay u Barakacaan Meelaha Taaga Sare ah iyo Tuulooyinka udhow Sida uu Sheegay Gudoomiyaha Tuulada Cabdullahi Xasan Maxamuud.

Sidoo kale Gudoomiyaha Ayaa Xusay in Biyaha Fatahaada ay Cagta Mariyeen in ka Badan 70 Kun oo Hektar oo ku Beernaa Dalagyada kala Duwan iyo Sidoo kale Hoygii ay Deganaayeen Bulshada Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here