Isticmaalka Qaldan ee Tiknolojiyada oo Saameysay  Ardayda Magaalada Jowhar.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tignolajiyada casriga waxeey leedahay qasaare  iyo faa’ido isbar bar Socda   inkastoo dhalinyaro badan oo ku jirta xilliga waxbarshada ay aad u isticmaalaan iyagoo waqtigooda qaaliga ah ku lumiyay dhanka aan wanaagsaneeyn Badalkii ay u isticmaali lahayeen Dhinaca Faa’idada Badan.

Waxaa taasi ay keentay in Hoos u Dhac ku Yimaado Waxbarashada iyo Fahamka Ardayda Wax kabarta Iskuulada Dalka Gaar ahaan Kuwa Magaalada Jowhar oo Imtixaankii Shahaadiga ee dugsiyada Sare Dalka aan ksoo Muuqan kaalimaha Sare.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here