Dhalinyaro ku nool Jowhar oo ka Hadlay Dhibaatooyinka Soomaalida Ku Heysta  Qurbaha.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sacdiya Maxamed Cali oo kamid ah Dhalinyarada Kunool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Sheegtay in Soomaalida ku Nool Wadamada Qurbaha ay la Kulmaan Dhibaatooyin kala Duwan.

Sacdiya oo Dhawaan Dalka Dib ugu soo laabatay ayaa Tilmaamtay in Dhalinyarada Kunool Dalka ay ka Farsad wanaagsan yihiin kuwa Ku Sugan Qurbaha Waxaana ay Dardaaran u jeedisay Da’yarta ku Nool Magaalada Jowhae ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here