Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo shaacisay in Cudurka Covid-19 uu Wali ka jiro Degaanada Hirshabeelle.

0
149

JOWHAR-(Radio-isnaay)-Cudurkan safmarka ee Aafeeyay caalamka ayey soomaliya qeyb ka ahayd meelaha uu ka dilaacay waxaana jirta inuusan sidii hore ahayn balse wali uusan dhamaan mana jirto daawo lagu kalsoon yahay oo lasoo saaray sida ay shaacisay Qubaradda caafimaadaka Adduunka ee WHO.

Wasiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Muxudiin Muqtaar ayaa radio isnaay u sheegay inuu wali cudurka civid-19 jiro loona baahanyahay taxadar dheraad ah.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here