Maamulka Tuulada Kulims weyne oo kahadlay Shaqo yari heysata Dadka Kunool Tuuladaasi.

0
149

JOWHAR(RADIO ISNAAY)Dadka ku nool Tuulada Kulmis weyne oo Hoostagta Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Waxa Soo wajahay Shaqo yari kadib markii ay Saameeyn Balaaran  ku yeelatay Fatahaadihii Wabiga Shabeelle uu ka Geystay Tuuladaasi.

Gudoomiyaha Tuulada Kulmis weyne Cabdi Cumar Waxa uu Sheegay in weli Biyaha ay ku jiraan Dhulbeereedkii ay Dalagyada Ku Beeran lahayeen sidoo kalana Dhalinyarada Deegaanka ay shaqo yari ku Heysato Gudaha Tuulada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here