Hablaha Shaqa abuurka ka Sameysanaya Ka Ganacsiga Dharka oo Ku Soo Badanaya Magaalada Jowhar.  

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Waxaa Kusoo Badanaya Goobaha Ganacsiga ee lagu iibiyo Dharka noocyadiisa kala duwan waxaa inta badan Goobahaasi ku Sugan Haween iibiya dharkaasi.

Waxay Hablahan isu Xilqaameen sidii ay u Soo Saari lahayeen Nolol Maalmeedka Qoyskooda iyagoo dharka ka keena Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Islamarkaana waxay kusii iibiyan Gudaha Magaalada Jowhar.

Warkan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here