Dhalinyaro ku nool magaalada jowhar oo Hindisay Matooro Cad ceeda ku shaqeeya si looga maarmo isticmaalka Shidaalka.

0
134

JOWHAR (RADIO ISNAAY)Beeraleeyda Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa Dhibaato ku Qabay Matoorka Lagu Waraabiyo Beeraha ee biyaha ka soo saara  wabiga islamrkana Shidaal Badan lagu Qarashgareyn Jiray balse imanka dhalinyaro isutagay ayaa layimid hal abuur beeraleyda looga ilaalinaayo in qarash badan uu ka baxo kaas oo ah matoor ku shaqeynaayo cadceeda waxaana sidaas looga marmay shidaalkii lagu shubayey .

Cabdullahi abuukar waxa uu ka mid yahay dhalinyarada layimid hal abuurkan ee matoorka cadceeda ku shaqeeya ah waxaa uu sheegay hirgalinta matoorkan iney ku qaadatay hal sano oo ayna ugu talagaleen beeraleeyda magalada jowhar iney ka faa’ideystaan.

Warbixintaan Waxaa inoo Soo jeedinaayo :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here