Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Hirshabelle oo kulan Wadatashi ah Maanta ka Daahfurtay Magaalada Jowhar.

0
147

JOWHAR(RADIO ISNAAY)Kulankaan oo ay soo Qaban Qaabisay  Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Maamulka Hirshabeelle oo kaashaneysa Wasaarada Haweenka Dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliayaa ayaa waxaa kasoo qeyb galay 50 haween ah oo ka kala Socday Ururada Haweenka Gobolka iyo kan Degmada Jowhar.

Muhiimadda Kulanka ayaa lagu sheegay Wadatashi Haweenka Dhexdooda ah Waxaana kulankan uu socondoonaa Mudo Lix Maalmood ah waxaana wajigiisii Hore uu ka Qabsoomay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hirraan Sida ay sheraxday Marwa Socdiya Maxamed Nuur oo ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here