Ururka Dhalinyarada Hirshabeelle ee Hiil oo ku Baaqay in ay Dhalinyarada  Midoobaan.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabelle waxaa ka dhisan Ururo Dhalinyaro kuwaas oo ka qeyb qaata Horumarka Bulshada, Deegaanka iyo Nabadda

Dhalinyaradan ayaa Ka Kooban Wiilal iyo Gabdho Waxaana ay leeyahiin Magacyo kala duwan Waxaana inta Badan ay Xooga Saaraan isku xernaanta dhalinyarada iyo udoodista Xuquuqda jiilka soo koraaya.

Shariif Axmed Calisow oo ah ku Xigeenka Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Hirshabeelle ee Magacooda loosoo gaabiyo Hiil ayaa Radio isnaay uga waramay Muhiimadda loo Aas aasay Ururkan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here