Daladda Waxbarashada Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Soo Dhaweysay Natiijada Imtixaankii shahaadiga ee Dugsiyada Sare Dalka.

0
186

Jowhar – (Radio-Isnaay) – Xili dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Faderaalka Soomaaliya ay ku dhawaqday Natiijada imtixaankii Shahaadiga ee Dugsiga Sare ayaa waxaa ka hadlay Gudoomiye ku xigeenka Dalaadda Waxbarshada Gobolka Shabeellaha Dhexe ahna Maamulaha Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Shiikh Xasan Barsane  Mudane Axmed Cabdi Maxamuud  waxaa uu sheegay in Ardayda Hirshabelle gaar ahaan kuwa gobolkani ay si wanaagsan kaga soo muuqdeen imtixaankii Dowladdu Qaaday.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here