Dhaliyarada ku shaqeysata kala iibinta Mobeylada lasoo  isticmaalay oo ka hadlay Saameynta ay kala kulman Shaqadaasi.

0
174

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Halkani Waa goob lagu iibiyo telefoonada lasoo isticmaalay Waxaana loo yaqaan Carwo istaag Waxaa ka Shaqeysta Dhalinyaro Dadka u kala iibiya Telifoonada kuwaas oo ka Raadsada Nolol maalmeedka Qoyskooda.

Inta badan Telefoonada lagu iibiyo halkan ayaa ah kuwo ay Dadka Daruufo dhaqaale isaga soo bixiyaan Cusmaan Axmed Ibraahim Oo kamid ah Dhalinyarada ka shaqeysata Suuqan Ayaana wax ka weydiiyay Sida ay uga Ganacsadan goobtan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here