Wariye Ka Howlgali Jiray Warbaahin ku Taala Magaalada Jowhar oo u Wareegay Dhinaca Heesaha.

0
194

Jowhar- (Radio-Isnaay) – Hal abuurka waa Hibo Eebbe ku maneeystay qofkasta oo bani,aadam ah waana waxa ay dadka qaar jecleeystaan kuna dhiiradaan in ay kamiro dhaliyaan waxa ay jecelyihiin.

Waxaa jira dhalinyaro isugu jira gabdho iyo wiilal soomaaliyeed oo ku Biiraya  fanaaniinta meelakasta oo ay joogaan haba ugu badnaatee dhalinta qurba jooga ah.

Maxamed Axmed Diite waxa uu ka mid yahay dhalinyarada gobolka shabeellaha dhexe wuxuuna ahaa in mudo ah wariye balse markii dambe isku badalay inuu yeesho hal abuur oo uu heeso mararka qaarna wax curiyo waxaana Radio Isnaay uga waramay Mudada ay ku qaadatay inuu heesaa noqdo.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here