Ururka Haweenka Gobolka shabeellaha Dhexe oo Wada Olole ay kusoo Celinayan Bilicda Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

0
159

JOWHAR(RADIOISNAAY) Nadaafadda Iyo Bilic Soo celinta Caasimadda Hirshabeelle Ee Jowhar Waxaa Dhabarka u xirtay Inta Badan Haweenka Si ay u muujiyaan Horumarka Deegaanka ay ku Noolyihiin.

Nadaafadda Waa Waxa Koobaad ee Muhiimad La siiyo Si Bey’ada Iyo Dadka Ay ugu Dhicin Cudurada ka Dhasha Wasaqda.

Nafiso Samow Nuur Waa Xubin Katirsan Uruurka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe Waxan Wax Ka Weydiiyey Muuhimada Bulshada ay uleedahay in la ilaaliyo Nadaafadda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here