Munaasabadda 53 guurada maalinta Caalamiga ee ladagaalanka Jahliga oo Dunida laga Xusay.

0
170

JOWHAR(RADIO ISNAAY) Sannad kasta 8-da bisha September oo maanta ku beegan waxaa dunida looga dabaal degaa maalinta caalamiga ee la dagaalanka  Jahliga ama  akhriska iyo qoraal la’aanta  iyadoo diirada lagu saaro sidii kor loogu qaadi lahaa fahanka iyo aqoonta bulshada.

Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa maalintan meelmariyay 26- Oktober sannadkii 1966-dii, iyadoo  sannadkii ku xigay ee 1967-dii la bilaabay dabaal degga maalinta caalamiga ee ladagaalanka Jahliga ama qorista iyo akhris la’aanta  taasoo loo asteeyay 8-da bisha September sannad kasta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here