Xirfadda Timo Jarista oo ka mid Noqotay Xirfadaha ay dhalinyarada Magaalada Jowhar  ku Maareeyaan Noloshooda. 

0
185

Dhalinyarada Kunool Magaalada jowhar ayaa ah kuwo Noloshooda ku dabara Xirfado kala Duwan taas oo ay u arkaan in ay kaga maarmikaraan Shaqo la’aan ay Ku ahaadan  Gudaha Magaaladani.

Qaar kamid  ah dhalinta Magaalada ayaa ku shaqeysta Xirfadda Timo jarista waxaana ay taasi waxbadan ka badashay Noloshooda maadaama qaarkood ay yihiin kuwo Xaasleyaal ah oo laga sugayo Maareynta Nololsha Qoyskooda.

Maxamed Cali Karaani waxa uu kamid yahay dhalinyarada ku shaqeysata Xirfadda Timo jarista Waxaana uu iiga waramay sida uu Shaqadan uga Maareeyo Nolosha Qoyskiisa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here