Hoos udhac laga dareemayo Qiimaha Dalagga Sisinta ee Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
166

Fatahaadaha wabeiga Shabeelle uu ka Sameeyay Deegaanada Gobolkani shabeellaha dhexe ayaa Saameyn Balaaran Ku Yeeshay Dhaqdhaqaaqii Ganacsi ee Suuqyada Magaalada Jowhar Gaar ahaan Dalagyada kasoo Go’a Dhul beereedka Gobolkani.

Dalaga Sisinta oo kamid ah Dalagayada laga Beero Gobolkani ayaa ka Mid ah Dalagyada uu Ganacsigoodu hoos u dhacay Qiimaha Lagu kala iibsado Suuqyada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here