Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Saameyn Ku yeeshay Dhaq dhaqaaqa Ganacsiga Seylada Xoolaaha Magaalada Jowhar.

0
164

Jowhar (Radio Isnaay)-Xoolaha lagu iibiyo Seylada Magaalada Jowhar ayaa intooda badan waxa Laga Keenaa Galbeedka iyo Bariga Magaalada Jowhar ilaa Gobalka Hiiraan balse waxaa kala xiray Fatahaadihii wabiga shabeelle.

Geela,Lo,da,Dameeraha iyo Ariga ayaa ka mid ah Xooloaha la keeno Seylada Magaalada Jowhar oo soomaro wareeg dheer halki markii hore ay toos usoo gali jireen.

Faarax Maxamuud oo kamid ah Ragga ka dullaali jiray Xoolaha Geela iyo Lo’da yaa quus ka muujiayay dhanka dalaalka oo shaqadiisu ay ahayd.

Warbixitan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:-Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here