Magalada Jowhar oo ku soo Badanaaya Goobaha Lagu Sameeyo Sawirada Dukumintiyada.

0
151

Waxaa Mashquul Badan Laga Dareemaya Goobaha Lagu Sameeyo Sawirada Teesaraha Ee Loo Isticmaalo Dukumintiyada Sida Shahaadoyiinka.

Magaalada Jowhar Waxa Ku Soo Badanaya Xarumaha Lagu Sameeyo Sawirada Teesaraha Oo Shaqeeya Habeen Iyo Maalin Waxa Ayna Taasi Ka Mid Tahay Horumarka ay Caasimadda Ku Talaabsaneyso.

Feysal Diini Waxa Uu Ka Mid Yahay Ganacsatada Ku Shaqeysata Footooyiinka Waxa Uuna Radio Isnaay U Sheegay Sababaha uu Magaalada Jowhar Uga Hirgaliyay Ganacsigan.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedineyso:- xaliimo cali ibraahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here