Maamulka Degmada Balcad ee Gobolka shabeellaha Dhexe oo ka Warbixiyey Saameynta fatahaadaha ee degmadaas.

0
159

Jowhar(Radio Isnaay)-Fatahaada wabiga shabeelle ayaa mar kale saameyn xoogan waxa ay ku yeesheen Tulooyin hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe iyado dadka uu dhibateyey fatahaada ay ka barakaceen Guryihii ay Dagnayeen.

Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Degmada Balcad ee gobolkani shabeellaha Dhexe Maxamed Cabdullahi oo Wareysi siiyey Warbaahinta Isnaay ayaa ka warbixiyey xalada fatahaadaha ee uu ku yeeshay Tulooyinka Hoostaga Degmadaas.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here