Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Dhalinyarada Magaalada Jowhar ugu Baaqday iney Layimaadaan Hal abuur waxtar u leh Bulshada.

0
159

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle mudane Ismaaciil Cabdi Qaasim Oo ka Hadlaayay Muhiimadda ay Dhalinyarad u leeyihiin Dalka ayaa waxa uu sheegay in ay soo dhaweynayaan dhammaam dhalinyarad Soomaaliyeed Gaar ahaan dhalinyarada ku nool deegaanada Hirshabeelle.

balse Waxa uu Timaamay in dhalinyarad looga baahan yahay in ay muujiyaan doorkooda ku aadan ka shaqeynta Nabadda iyo Horumarinta Deegaanaada ay ku suganyihiin waxa uuna Xusay in hadii ay fikir layimaadaan ay  suurta gal u noqon karto in ay waxbadan ka badalaan dhinacyada Arimaha Bulshada.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here