Wakiilka Thiago Silva oo Kashifay Sababtii Uu Daafacu Ku Doortay Chelsea.

0
170

JOWHAR – ( Radio-Isnaay ) – Wakiilka xiddiga cusub ee kooxda Chelsea Thiago Silva ayaa sheegay in uu daafacu iska diiday dalabyo badan si uu ugu biiro kooxda cheslea xagaagan.

Chelsea ayaa si xor ah kula soo wareegtay daafaca reer Brazil kadib markii uu dhamaaday heshiiskii uu kula jiray kooxda PSG.

Wakiilka Thiago Silva oo la hadlaya wargayska Mirror ayaa yidhi”Waxa uu haatan fasax ku qaadanayaa Italy laakiin waxa uu dhawaan tagi doonaa London”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here