Soomalida waxa ay lahayd dhaqan soo jireen ah oo meelaha miyiga fog fog wali laga isticmaalo balse magaalooyinka qaar laga tagay marka laga reebo kuwa aan laga maarmin.
Waxaana is badalay waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin alaabta laga Isticmaalo guryaha oo iyaga looga maarmay waxyaabo dibadaha laga keeno .
Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.