Xoolaha lagu iibiyo seylada magaalada jowhar ayaa xoogooda waxaeey ka yimaadaan galbeedka iyo bari magaalada jowhar ilaa gobolka hiiraan balse waxaa kala xiray fatahaadihii wabiga shabeelle.
Geela,Loda,dameeraha iyo ariga ayaa ka mid ah xooloaha la keeno seylada xoolaha oo soomaro wareeg dheer halki markii hore ay toos usoo gali jireen
Faarax maxamuud oo kamid ah ragga ka dulaali jiray xoolaha geela iyo loda yaa quuska muujiayay dhanka dalaalka oo shaqadiisu ay ku tiirsaneyd
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaaya:-Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.