Qaar ka Mid ah Dadkii ka  Barakacay Tuulada Nuukaay Oo Dib Ugu Laabatay Tuuladaasi

0
209

Gudoomiyahah Tuulada Nuukaay Axme Cabdi Raxmaan Cabdi Ayaa ka Warbixiyay Xaaladaha Tuulada Waxa uu Sheegay in Tuulada  Dhibaato Xoogan uu Ku Reebay Fathaada Wabiga Shabeelle Taasi Oo Sabab u noqatay in inta Badan Dadkii Deganaa Ay ka Barakacaan ,

Sidoo kale Waxay Cagta Mariyeen in Kabadan Kun Hektar Oo ku Beernaa Dalagyada kala Duwan Waxaana Tuulada ku Nool in ka Badan 777 qoys.

Sidoo kale Guumiyaha Wax uu Tilmaamay in Tuulada Dadkii ka Barakacay Ay Dib Ugu Soo Laabteen Tuulada Biyahane Ay yihiin ku Sii yaraanaayo Qaar  ka Mid ah Beerahane Dib Loo Bilaabay in La tabcado Sida uu Sharaxayo Axmed Cabdi Raxmaan.

Ugu Danbeyn Waxa uu Masuuliyiinta Hirshabeelle Dowlaad Dhexe iyo Haya,daha Samafalka uu ka Codsaday in Wax Loo Qabto Dadka ku Nool Tuuladaasi,

Si kasta Ha Ahaatee Wax Jiro Tuulooyin Dhowr Ah oo ka Baxay biyaha Fatahaada Taasine Wax ay keentay in Dadka Dib ugu soo Noqdaan Goobihii ay ka Barakaceen,

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaaya:-Cabdi Wali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here