Madaxweyne Qoorqoor Oo Kulan Layeeshay Hool Wadeenada Wasaaradda Maaliyadda

0
160

Madaxweynaah Mamaul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Kormeer shaqo ku tagay mid ka mid ah wasaaradaha maamulkaas, waxaa socdaalkiisa ku weheliyay qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Galmudug.

Kormeerka uu ku tegey Wasaarada Maaliyadda Maadxweyne qoor qoor  ayaa ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda shaqooyinka baaxada leh ee ka socda xarunta wasaaradda maaliyadda Galmudug.

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda  Farxaan Cali Maxamuud ayaa madaxweynaha kusoo dhaweeyey Wasaaradda maaliayadda isagoona mid mid usoo tusay xafiisyada qeybaha ee wasaaradda.

Kaddib kormeerka, madaxweynaya ayaa kulan guud layeeshay wasiirka, agaasinka guud iyo dhammaan hawl wadeenada wasaaradda waxa uuna kula dardaarmay inay dardar geliyaan shaqada ay u hayaan shacabkooda,  isla markaana ay uga soo baxaan si hagrasho la’aan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here