Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Oo Magacaabay Guddiga soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle

0
189

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare ayaa magaacabay Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kuwaasoo ka kooban 11 xubnood.

Madaxweyne Waare ayaa sheegay in uu arintaan kala tashaday Madaxweyne ku xigeenkiisa Cali Guudlaawe Xuseen, waxaana uu amray in ay si deg deg ah u soo gudbiyaan qorshahooda ku aadan soo xulista Xildhibaanada labaad ee barlamaanka maamulka hirshabeelle.

No photo description available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here