Dadka Barakacyaasha Ee Magalada Jowhar Oo Dalbaday in laga Caawiyo Agabka Looga Hortago Cudurka covid-19.

0
217

Xili caalamka ay la dhibatonayaan sameynta cudurka covid19 ayaa waxaa jira Dad Danyar ah oo ku nool Magalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle  islamarkana  aanan awoodin Agabkii looga hortagaayey Cudurkaas.

Qaar katirsan Dadka Barakacyaasha ah ee Jowhar ku nool ayaa Dalbaday in laga tageero agabka looga hortago cudurka covid19 oo hadda Eysan heysaniin.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macalim.

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here