Qaarka mid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee Ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Siyaabo Kala duwan uga hadalay doorka Dhalinyarada eek u aadan Xakameynta Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.
Waxaana ay sheegeen in dhalinyarada ay Door weyn ka Qaadan karaan sidii looga hortagi lahaa Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu ka geysto Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi wali Axmed Hilowle.