Goobaha Ganacsiga ee Shaqeeya Xiliyada Habeenkii oo Kusoo Badanaya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

0
157

Goobaha Ganacsigooda aadka looga Dareemayo Magaalada Jowhar Xiliyada Habeenkii ah Waxaa kamid ah Carwooyinka lagu iibiyo Waxyaabaha leysku Qurxiyo, Xarumaha Macmacaanada goobaha Hablaha lagu Qurxiyo ee Cilaan Saarka iyo Madbacadaha.

Inta badan dadka ku ganacsada goobahaan ayaa Dhalinyaro ah waxaana uu ganacsigoodu gaaraa illaa 11 ka Habeenimo taas oo kuu sahleysa in aad hesho waxyaabaha aad uga baahato goobahaasi.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here