Culima’udiinka Magaalada Jowhar oo Haweenka Muslimiinta ah ugu Baaqay inay Xoojiyaan Xirashada Xijaabka.

0
139

Xijaabka wuxuu ka mid yahay dharka ay xirtaan Haweenka Muslimiinta ah isagoo leh shuruudo Alle u jideeyay.

Haweenka Soomaaliyeed oo qeyb ka ah Haweenka Muslimiinta Dunida waxa ay qaataan xijaabo dhowr nooc ah si ay uga xijaabtaan Ragga aan ahayn kuwa muxrabkooda ah waana mid ay jideesay diinta islaamka.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:-  Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here