Cudurka duumada Waxa Uu Ku Ka Mid Yahay Cudurada Halista ah eE Mararka Qaar Sababa xaalado Dhimasho ah
Xanuunka duumada wa cudur inta badan ka dhasha meelaha wasaqda ah .Waxana Jirta Astaamo Lagu Garto qofka uu haayo cudurkaas.
Dadka Halis Ugu Jira Cudurkan Inta Badan waxa ay dhaqatirtu shegeen inay yihiin Hooyoyiinka Uurka Leh Iyo caruurta yar.
Magalada Jowhar Waxa Ay Ka Mid Tahay Meelaha Uu Ku Badanyhay Cudurka duumada
Dr yarisow Waxa Uu Ka Mid Yahay Dhaqatirta Ka Howl Gala Cusbitalada Magalada Jowhar Casimada Maamulka Hirshabelle.
Waxa Uuna Ka Warbixiyay Halista Uu Leyhy Cudurkan duumada iyo sida loo daaweyo
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedineysa:-Xaliima Cali Ibraahim.