Caruurta ku Shaqeysata Xirfadda Baalashka Kabaha oo Maamulka Hirshabeelle ka Dalbaday in Laga Caawiyo Waxbarashada.

0
154

Magalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabeelle waxaa ku soo badanaya caruurta ku shaqeysata  Baalashka ama caseeyaha kuwaas oo ka xamaasha kana raadsada nolal mameedka Qoyskooda.

caruurtan oo ah ubaxa dalka loona baahna in xiligan ay Waxbarasho ku jiraan balse midaas surtagal manoqon madaama eysan waalidka dhalay awoodin bixinta qarashaadka waxbarashada .

Cabdiqaadir Maxamed iyo Azad Xuseen waxa ay kala jiraan da,ahaan 10 ilaa 12 Sano waxa ay ka shaqeyaan balashka ayago dadka ucaseeya kobaha waxa ayna maamulka Hirshabeelle ka Codsadeen in loo sameeyo waxbarasho.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here