Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo wali wada Wacyigalinta Cudurka Covid19 Xilli Bulshada Magaalada Jowhar ay laqabsadeen Fariimaha Caafimaad ee Cudurkaasi.

0
128

Deegaanada Maamulka Hirshabeelle waxaa ka socda Wacyigalinta la gula dagaalamayo Cudurka Covid-19 oo dad badan galaaftay islamarkaana sifudud ku faafa.

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ayaa Gaadiid lagu xiray Cod baahiye  Bulshada loogu muujinayo qatarta uu leeyahay Xanuunka Corona  iyo sida looga hortago ka hirgaliyey Deegaano katirsan Gobolkani Shabeellaha Dhexe si loo ilaaliyo Badqabka Bulshada.

Agaasimaha Waaxda  shaqada,  Shaqaalaha iyo Tababarada ee Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Hirsahbeelle Axmed Siyaar Xaaji ayaa Isnaay Radio Uga Waramay.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here