Maamulka Degmada Jowhar Oo ku Baaqay in laga Qeyb qaato Nadaafada Iyo Bilic soo celinta Caasimada Hirshabeelle.

0
139

Duqa Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle Saalax Muudey Cali ayaa Bulshada Reer Jowhar  gaar ahaan Ganacsatada ugu baaqay iney ka Fogaadaan Goobaha Aanan ku haboneen Ganacsiga lana furo Wadooyinka lagu ganacsado  si loo ilaaliyo Nadaafada iyo Bilicda Magaalada Jowhar.

Sido kale Duqa Magaalada Jowhar Mudane Saalax ayaa sheegay in ay wadaan qorshe lagu dayactiraayo wadooyinka Jowhar Isaga oo tilmaamay in loo bahanyahay isgarab qabsi iyo in qof kaste ay ka Shaqeyso Sidii ay Dalkeeda U Dhisan Lahayd.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here