Aqoonyahanada Magaalada Jowhar Oo Ka Hadlay Muhiimada Xirfadaha Gacanta Ee Dhalinyaradu ku Shaqeystaan.

0
149

Xirfadda waa qeyb ka mid ah cilmiga uu qof barato waxaeeyna ka caawisaa qofka xirfadyahan ka ah waxyaabo badan taasi uu iskiis u shaqeeysan karo isagoo dhaqaalle abuur yeelan karo qofka xirfadayahanka ah.

Waxaa jira dad badan oo barta jaamacadaha iyo Dugsiyada dhexe iyo sare  hadana leh xirfad ay nolosha qoyska iyo naftooda ku dabari karaan maadaama ay qeyb ka tahay shaqooyinka la qabto.

Cabdi risaaq Cali Cadoow waa mid ka mid ah aqoonyahanada bartay Cilmiga dhaqaalaha wuxuu Radiyo Isnaay usheegay sida uu qofku umaareeyo.

Waxaa Warbixintaan Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here