Wasaarada Waxbarashada Hirshabeelle oo Sheegtay iney Wado Qorshe Carruurta Danyarta ah Lagu Wax Baraayo.

0
196

Wasiiru dowlaha Wasaarada Waxabarshada Hirshabeelle Abuukar Xasan Abuukar ayaa  sheegay inaay socdaan  is diiwaan galinta Arday cusub oo ay qaadanayaan laba Dugsi oo ay Maamusho Wasaarada.

Dugsiyadaan ayay Wasaarada Waxbarashada Hirshabeelle ugu Talagashay Carruurta Reerahooda Danyarta yihiin Si ay uga Helaan Waxbarasho Lacag la’aan ah Si jahliga looga Saaro.

Sidoo kale waxa ajira  Qorshe ay Wasaarada Waxbarshada Dowlada dhexe iyo tan Maamul Gobaleedyada ay kusoo celinayaan nidaamkii waxrasho ee Dalka.

Waxaa Warbixintaan Inoo soo Jeedineysa :- Maryama sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here