Maamulka Degmada Jowhar Oo Sheegay In Cudurka Covid-19 Uu Saameyn Ku yeeshay Waxqabadkii Dhalinyarada.

0
130

Duqa Magaalada Jowhar Saalax Muudey Cali Ayaa Mar uu Ka Hadlaayay Dhalinyarada Wax Uu Soo Hadal Qaaday in Dhalinyarada Gobolkani Shabeellaha Dhexe Ay U Taagan yihiin In Ay Gacmaha Is Qabsadaan Sidoo Kale Waxa uu xusay inuu saameyn ku yeeshay cudurka covid -19 kaasi oo sababay in uu hakad galiyay isku imaatankii dhalinyarada.

Sidoo Kale Duqa Magaallada Jowhar Waxa Uu Tilmaamay In Fatahaadaha Ay Qeyb Ka Tahay Waxyaabaha Hareeyay Waxqabadyada Ay dhalinyarada la Imaan Lahayeen si ay Wax Ugu Qabtaan Dadka iyo Dalkooda.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaaya: Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here