Beraleeyda Magalada Jowhar Oo ka Warbixiyey Wax Soosaarka Beeraha Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
154

Magalada jowhar ee xarunta gobolka shabellaha dhexe waxa ay can ku tahay waxsoosaarka beeraha iyo dhaqashada xoolaha kuwaas oo ka mid ah isha dhaqaaale ee dalka . Si loo kordhiyo wax soo saarka beeraha loona dhimo gaajada iyo in lagaaro isku filnaansho ayaa Beraleeyda jowhar  waxa ay ku dhiiradeen  iney xoojiyaan tacabka beeraha iyo in la kordhiyo waxsoosaarka dalagyada

Beraleey sidii oo ka mid ah berafalatada magalada jowhar ee xarunta gobolka shabellaha dhexe ayaa sharxaya waxsoosaarka beeraha ee jowhar ay caanka ku tahay.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaaya:-Cabdi Casiis Xasan Mucallim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here