Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Maamulka Hirshabelle Oo ku Dhawaad Kun Dhalinyaro Shaqo Abuur Usameyneysa.

0
147

Wasiir ku xigeenka wasaarada dhalinyarada iyo cayaaraha hirshabelle mudane cumar maxamed Cumar ayaa sheegay iney wadaan qorshe shaqo abuur loogu sameynaayo ku dhawaad 1000 dhalinyaro oo hirshabelle ku nool……

Wasiirka ayaa sidoo kale dhalinayarada ku nool hirshabelle kudhiiri geliyay in ay ka shaqeyaan doorka ay ku leeyihiin horumarka degaanka, nabada iyo kobaca dhaqaalaha.

Warbixntan waxaa inoo soo jeedinaya: cabdicasiis xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here