Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Oo Ka Hadashay Heerka Xanuunka Covid 19 Ee Dalka

0
186

Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka- DFS H.E Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa Aalada Fogaan aragga ee Internetka kaga qeybgashay kulanka Xog-Isweydaarsiga COVID19 ee WHO.

Wasiir Fawziya ayaa xaalada COVID19 ee soomaliya uga xog warantay Wasiirada, Madaxda Caafimaadka iyo Madaxa ugu sareeyo Hay’adda WHO Dr.Tedros Adhanom Ghebreyesus.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya:-Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here