Dhalinyarada Ku Shaqeysata Xirfada Farshaxanka Ee Magalada Jowhar Oo Ka Hadlay Qaabka ay Shaqadaasi ugu Maareeyaan Nolosha Qoyskooda

0
216

Magalada Jowhar  Ee Caasimada Maamulka Hirshabelle waxaa ku soo Badanaya Dhalinayarada ku shaqeysata Farshaxanka gacanta aygo ka shaqeeya Goobaha Ganacsiga , Waxbarashada , Shirkadaha iyo meelo badan kuwaas oo ay Usawiraan waxa ay donayaan waxa ayna ka mareyaan Nolashooda iyo mida Qoyskooda.

Aadan Cabdi Gare waa Xirfadle Bartay Farshaxanka kana mid ah Dhalinyarada ku nool Jowhar Ee Xirfadaas ku shaqeysta wax uu ka warbixinaya Halka uu ka soo bilaabay iyo sida uu Nolashiisa uga dabiro.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here