In ka badan 400 oo qoys ayaa ka barakacay Tuulada libiga oo ka mid ah tulooyiinka hoos yimaada Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolkani Shabeellaha Dhexe waxaana saameyn balaaran ku yeeshay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle Uu ka Sameeyay Tuuladaasi.
Daadadka Ka Dhashay Fatahaadaha Ayaa Saameyn Kuyeelatay Hooygii ay Deganaayeen Dadkaasi iyo Goobahii Cibaadada Sida Masaajida Iyo Dugsiyada Qur’aanka.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahim.