Dadka ku Nool Tuulada Jowhar Soomaali Ee Magaalada Jowhar Oo Dalbaday in ay Helaan Goobo Caafimaad.

0
158

Tulooyin badan oo jowhar hoosyimaada waxaa ay la dhibatonayaan helida adeegyada Aas aasiga ah oo ay ka mid yihiin Caafimaadka iyo Waxbarashada midaas ayaana sabaab u ah in Carruurta ay Waayaan waxa ay xaqa u lahayeen oo ah iney Waxbartaan si Mustaqbalka ay unoqdaan Hogaanka Deegaanka iyo Hooyooyin badan oo waqtiga foosha ku dhiig baxa wadada inta ay raadinayaan Xarumo Caafimaad.

Tuulada Jowhar Soomaali waxa ay ka mid tahay Tuulooyinka hoosyimaada Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe xiligan maheystan adegyadii ay ubahnaayeen ee muhiimka u ahaa Tuulada.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here