Dhalinyarada Soomaaliyed Oo La Kulma Dhibaatooyin kala Duwan Xili Maanta ay Ku Beegan tahay Maalinta Caalamiga ah Ee Dhalinyarada Aduunka.

0
210

12ka bisha Agosto sanad walba waxaa Dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga Ee Dhalinyarada aduunka waxana looga hadlaa dhibaatooyinka heysta dhalinyarada iyo sidii dor muuqta ay kaga qeybqaadan karaan horumarka degaanka, isdhexgalka bulshada, iyo in ay qeyb ka noqdaan hogaanka dalka iyado burburkii wadanka kadib dhalinyarada soomaaliyeed Eysan helin xuquuqdi ay lahayeen .

Cabdiraxmaan maxamed waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada ku nool jowhar ee ka soo qalinjibisay jaamacadaha  Dalka waxa uu sheegay in shaqo la’aanta ka jirta dalka ay sabab u tahay in aanan la qiimeyn dhalinta.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here