Wax Garadka Tuulada Tuugaarey oo Sheegay in Ay Sii Kordhaayaan Saameynta Fatahaada Webiga Shabeelle

0
157

Bulshada ku nool hareeraha webiga shabeelle ayaa dhibaato balaaran ku qaba fatahaada webiga shabeelle oo mar walbo ku soo noq noqatay tuulooyinka hoosyimaada degmooyinka gobolka shabeellaha dhexe waxana ka mid ah tuulada tuugaarey

gudoomiyaha tuuladaasi oo wareysi siiyay idaacda isnaay ayaa ka warbixiyay xalada dadka ku nool tuugeyrey waxa uuna sheegay in ay heysto xaalad adag oo dhanka nolosha ah

sidoo kale waxa uu sheegay in saameyta ugu badan ay kaga timaado buqda tuugaarey haddii la xirilahaana xaalada hada ka jirta ay ahaan laheyd mid ka fudud waxa uuna xusay in cabasho ay mar walbo u gudbiyaan masuuliyiinta degmada iyo kan gobolka wax jawaab ahne aysan ka helin

mudooniynkaan damne waxaa sii kor dhaayo qeylo dhaanta ka soo yeereyso dadka uu saameynta ku yeelatay fatahaadaha webiga iyoo roobabka is biirsaday

warbixintaas waxaa inoo soo jeedinaaya:-Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here