Tuulada Garas dheere oo 28km u jirta Degmada Raage Ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa lagu guuleeystay in laga qodo Ceel biyo macaan oo si Waqaf ah u dhiibtay Muxsin Soomaali ah oo Ku Nool Dalka Sacuudi Carabiya kana Soo jeeda Deegaanka Ceel Biyoodka laga Qoday.
Ninkan oo lagu Magacaabo Maxamed Cali Dhoof ayaa soo Wakiishay Waxgarad uu ka mid yahay Cali Nuur Xasan Cali Qalac wuxuu Radio Isnaay usheegay Qaabka Ceelka Looga Hirgaliyay Deegaanka.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Sheikh Cabdi.