Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Hirshabeelle oo ka Hadashay UJeedada Jowhar looga Daahfuray Tartanka Horyaalka Koobadda Cagta ee Hirshabeelle.

0
152

Xili dhawaan magalada jowhar laga daahfuray cayaaraha kubada cagta ee horyaalka hirshabelle kaas oo ay ka qeybgalayaan  lix koxood ayaa wali sihabsami leh usocda taa oo  qeyb ka ah isdhexgalka bulshada.

Cayaaraha ayaa door muhiim ah ka qaata horumarka degaanka iyo nabada  waxana horyaalkan wareegiisa kowaad lagu soo gabagabeyey magalada jowhar ee caasimada hirshabelle .

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here